TV-ga Al-jazeera oo barihiisa bulshada ka saaray Barnaamij laga baahiyey Dahabshiil

Telefishanka Aljazeera ayaa barahiisa bulshada ka saarey qayb ay ku xuseen shirkadda Dahabshiil iyo xiriirka DP World oo ku jirtay barnaamij ku saabsanaa dagaalka dekeddaha ee Geeska Afrika. Talaabada Aljazeera ayaa ka dambeysay  ka dib war saxaafadeed ay maalmo ka hor soo saartay Shirkadda Dahabshiil kaasoo ay ku beenisay xog ku jirtay barnaamij laga baahiyey … Continue reading TV-ga Al-jazeera oo barihiisa bulshada ka saaray Barnaamij laga baahiyey Dahabshiil